Skip to content. | Skip to navigation

Sections
Personal tools
You are here: Home Patient Education Blood Lipid Profile - Somali/English

Lipid Profile - Somali/English

Date Authored: December 01, 2004

Waa maxay macnaha baaritaanka dhiigeyga?

Taariikhda Nolaleedka Duxdda (baruurta dhiiga ku jirto / (Lipid Profile):

waa koox baaritaano ah kuwaasoo inta badan si wada jir ah loo dalbo si go'aan looga gaaro khatarta cudurka halbowlayaasha wadnaha. sida caadiga ah waxay qiyaasaan dufanta, baruurta iyo sokorta. Dufanta waa aasaaska sameynta xeerta, oo ku wareega dur-durka dhiigaada. badanaa xeerta jirkaada waxay ku timaadaa qaab-kaan. Dufanta waxay u dhanbalantaa laba meelood: 1) cunooyinka aad cuntid, ugu badnaan sokorta, cuntada xoolaha ka timaada iyo xeerta oo buux-dhaafta iyo, 2) waxay ka timaada beerka naftiisa. Baruurta xataa waa xeer, badanaa waxaa dhaliya beerkaada iyo waxay ka timaadaa cuntada aad cuntid. Heerarka sokorta ee dhiigaada ku jirta sida caadiga ah xataa waxaa lagu qiyaasaa Taariikh Nololeedka Baruuurta.

Takhtarkaada ayaa kuu sheegi doona haddii cunto aadan soo cunaynin iyo cabitaan ka hor baaritaanka dhiigaada.


Lipid Profile:

a group of tests that are often ordered together to determine risk of coronary heart disease. They usually measure triglycerides, cholesterols and glucose. Triglycerides are the principal form of fats, circulating in your blood stream. Most of your body fat comes in this form. Triglycerides are derived from two sources: 1) from the foods you eat, mainly sugar, animal products and saturated fats and, 2) from the liver itself. Cholesterols are also fats, mostly produced by your liver and from foods eaten. Glucose (sugar) levels in your blood are also usually measured in a Lipid Profile.

Your doctor will tell you if you should not eat or drink before your blood test.





Developed and translated by Community House Calls Program, Harborview Medical Center/Univ of WA, Seattle WA, for EthnoMed, December 2004.