Sodium - Somali/English
Waa maxay macnaha baaritaanka dhiigeyga?
Sodium:
Soodiyam wuxuu kaalin weyn ka ciyaaraa cusbada iyo dheelitirka biyaha jirkaada. heerka soodiyamka dhiiga ku jira oo hooseeya wuxuu keeni kara biyo cabitaan aad u badan, wadnaha oo shaqadiisa gaba, ama kelida oo shaqadeeda gabta.
Caddadda dhiiga la qaado = 4 miliiliiter (in ka yar 1 macalgadda-shaaha).
Sodium:
Sodium plays an important role in salt and water balance in your body. A low level of sodium in the blood can be caused by too much water intake, heart failure, or kidney failure.
Amount of blood drawn = 4 milliliters (less than 1 teaspoon).
Developed and translated by Community House Calls Program, Harborview Medical Center/Univ of WA, Seattle WA, for EthnoMed, December 2004.

