Skip to content. | Skip to navigation

Sections
Personal tools
You are here: Home Patient Education Blood Where Does Blood Go After It Is Drawn? - Somali/English

Where Does Blood Go After It Is Drawn? - Somali/English

Date Authored: December 01, 2004

 

Xagee dhiiga la geeyaa marka la qaado?

 

Where does blood go after it is drawn?


Haddii dhiigaada loo qaaday siyaabo kala duwan in ka badan hal dhalo, markaas, wuxuu gaari karaa xafiisyo ama sheybaaro kala duwan, ee isla xaruunta caafimaadka. Dhiigaada qofna si toos ah gacantiisa oo qaawan kuma taabanaayo kaddib marka laga soo qaado jirkaada. Gudaha sheybaarada, dhalada dhiiga waxaa la dhex-gelinaa mashiinka baaritaanka. Mashiinka isaagaa iskiis u qabanaaya habka ay wax u dhacaayaan ee u baahan baaritaanka dhiiga. Baaritaanka marka la dhammeeyo, dhiigaada waa la keydinaa ugu yaraan hal usbuuc waa intaasoo takhtarkaaga u baahdo inuu dalbo baaritaan dheeraad ah ee dhiigaada. Hal usbuuc kaddib, dhaladii dhiigaada ku jirtay waxaa lagu tuuraa qayb xaddidan oo khaas ah “bio-disposal unit”. Qaybtaas ayaa si nabad-ilaalin ah u keydinaysa dhiigaada, oo ay la socda kuwa kaloo la tuuray ee dhalooyinka baaritaanka ah, waa la fogeeyaa oo waxaa lagu qaadaa qalabka fududeeya hawlaha caafimaadka. Dhiiga iyo dhalooyinka kaddib waa la gubaa.
 

If your blood is drawn separately into more than one container (tube), then it may arrive at different offices, or laboratories, in the medical center. Your blood is not directly touched by any person's bare hands after it is taken from your body. In the laboratories, the container of blood is put into a machine for testing. The machine automatically handles the blood in the manner that is needed for the test. When the test is completed, your blood is stored for at least one week in case your doctor needs to order additional testing on your blood. After one week, the container with your blood is disposed of in a specially designated “bio-disposal unit”. That unit securely keeps your blood, along with other disposed test containers, and is taken away from the medical facility. The blood and tubes are then incinerated.

Developed and translated by Community House Calls Program, Harborview Medical Center/Univ of WA, Seattle WA, for EthnoMed, December 2004.